Maraykanka oo duqeymo isdaba joog ah ka wada Jubbooyinka ka dib weerarkii Lamu

Ciidanka Maraykanka ayaa duqeeyay fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen, degaanka Caanoole oo hoostaga degmada Badhaadhe ee gobalka Jubbada hoose sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan ciidanka Kumaandoska xoogga dalka ee ka howlgala degaanada Jubbaland. Duqeyn tan la mid ah ayay saraakiishu sheegeen in laga fuliyey xero ku taalla degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Dhexe oo … Continue reading Maraykanka oo duqeymo isdaba joog ah ka wada Jubbooyinka ka dib weerarkii Lamu